LIBRISTO
LIBROAMANTO
obligatoriu
Faceți parte dintr-o comunitate de iubitori de cărți din întreaga lume și beneficiați de o mulțime de avantaje Creați-vă un cont gratuit
0
Transport gratuit la punctele de livrare Pick Up peste 349.00 lei
Packeta 15.00 lei Serviciul de curierat Cargus 28.00 lei Easybox 20.00 lei FAN Courier 20.00 lei Punct FAN 16.00 lei Punct DPD 17.00 lei Curier DPD 25.00 lei

Livrare gratuită pentru comenzile peste 349,00 lei.

Mam Iyo Siin

Limba somalezăsomaleză
Carte Carte broșată
Carte Mam Iyo Siin Maxammed Gaanni
Codul Libristo: 48057382
Editura Looh Press, iulie 2024
Marka si guud loo qiimeeyo waxa ruuxda quudiya ama qadiya, dareenka dharjiya ama gaajo ku rida, dhii... Descrierea completă
? points 22 b
46.98 lei
În depozitul extern Expediem în 14-21 zile

Până la 30 de zile pentru returnare


Clienții au cumpărat de asemenea


Risk factors for coronary heart disease Josué Kabongo / Carte Carte broșată
common.buy 271.43 lei
Realms of Terror 2019: Dark Adventure Movies Steve Hutchison / Carte Carte broșată
common.buy 114.04 lei
Project Management of Complex and Embedded Systems Kim H. Pries / Carte Carte broșată
common.buy 479.56 lei
Hard Ass Sudoku: A Book of HARD SUDOKU Puzzles Princess Puzzles / Carte Carte broșată
common.buy 45.84 lei
Homerooms and Hall Passes: Heroes Level Up Tom O'Donnell / Carte Carte broșată
common.buy 41.99 lei
Lifetimes When Jesus and Buddha Knew Each Other Gary R. Renard / Carte Carte broșată
common.buy 117.36 lei
Les Reveries du promeneur solitaire de Jean-Jacques Rousseau Encyclopaedia Universalis / E-book Adobe ePub DRM
common.buy 42.41 lei
Powerlifting Louis Davis / Carte Carte broșată
common.buy 87.63 lei
Animali del mondo. Libri con alette. Cerca e trova Felicity Brooks / Carte Cărți pliante
common.buy 77.75 lei
Doprava - Strihaj, maľuj, nalepuj! / Carte Carte broșată
common.buy 26.60 lei
Top
CHITOSE IS IN THE RAMUNE BOTTLE V07 V07 / Carte Carte broșată
common.buy 59.35 lei
Curând
Warpath SIGLER SCOTT / Carte Copertă tare
common.buy 112.79 lei
Garden Shed Secret Ross Thompson / E-book Adobe ePub DRM
common.buy 20.16 lei
Nou
Douce nuit, mon caneton ! Susie Brooks / Carte Copertă tare
common.buy 98.96 lei
Kampf gegen Erkaltung, grippalen Infekt, Grippe A Schneider / Carte Carte broșată
common.buy 50.62 lei
UEber die Wirklichkeit Ramana Maharshi / Carte Carte broșată
common.buy 36.58 lei
Rokokokirchen Oberbayerns Engelbert Baumeister / Carte Carte broșată
common.buy 134.00 lei
Top
Choosing Me Before We Christine Arylo / Carte Carte broșată
common.buy 79.42 lei

Marka si guud loo qiimeeyo waxa ruuxda quudiya ama qadiya, dareenka dharjiya ama gaajo ku rida, dhiigga kiciya ama dejiya, qalbiga qafaasha ama isu dhiiba, waxa ugu mudan ee ugu mug iyo macne weyn waa caashaqa. Waa caashaqa ay qaarkood dhahaan waa magaca loo bixiyo jacaylka aan xiriir ku guulaysan, qaarna ay dhahaan waa jacayl gaammuray oo aan dan ka lahayn xiriir iyo goyn oo labadaba ku tanaada oo ku sii barbaara, qaar kale na ay dhahaan jacayl iyo caashaqba waa uun laba magac oo ka turjumaya dareen isku mid ah laakiin se ka la heer ah. Waa caashaqa boqollaal jaad ku yimaada, sida loo la falgalana ay dhaliso in uu noqon mid dhuleed ama mid cir, qofkiisana bada in uu adduunka ku khasaaro, ku waasho, ama uu dhinto ama in uu dunida walxaha iyo kulka jirka dhaafo oo uu guul iyo guuldarraba u duuliyo xaggaa iyo cirkii ay ruuxdu ka soo hayaantay.

Waxaa jirta in ay aadanuhu si gaar ah u dhiteeyaan jacayl degaan uun si uun caan uga noqday, inta badan ama giddigoodna la oran karo waxaa ay ka sinnaayeen guuldarrada dhalisay in uu soo ifbaxo oo uu qarsoonida qalbiga iyo sirta nafta inta uu ka fakado carrabbada dadka iyo erayadooda ka dhigta dabayshii dunida oo dhan gaarsiin lahayd. La yaab ma leh oo aadanuhu dareen ahaan waa xuub jilicsan oo si fudud ku dillaaca, waxaa se ugu liibaan iyo farxad badan kan marka uu xuubkiisaasi dillaaco uga faa'idaysta sidii uu ugu hayaami lahaa cirka. Cidna la ma oran caashaqa iska ilaali, loo ma na diidin in uu dareennadiisa dharjiyo e, waxa keliya ee ku duugan caashaqa waa in uu yahay imtixaanka ruuxda iyo jirka, qof walbana ay tahay in marka uu caashaqa dhadhamiyo uu iska dhawro u hoobashada caashaq beenaadka jirka, beddelkeedana uu u dhoofo xaggaa iyo cirka. Taa ayaa caashaqa ka dhigta caashaq macaan badan, laakiin se dhammaan sheekooyinka caashaqu marka ay guuldarraystaan ee ay kashifmaan waa ay waaraan haddii ay gaarsiisnaayeen heer uu xanuunkoodu u qalmo in uu ku safro sadcaalka waayaha iyo giraanta dunidaan ay jiilba jiil ka dhaxlayaan. Qisadeennaanina waa uun mid ka mid ah caashaqyadii dunida ugu xanuun badnaa ee ay waayuhuna sida ay u caddibeen si la mid ah ay ugu sooreen safarka waayaha iyo sabirsiinta qalbiyo kale oo qawladahooda ku dhiigbaxaya.

Sida uu leeyahay sheekh Axmed Yasawi, jacaylka ma aha walax iyo jir la jeclaadee, waa jacaylka xaqa iyo xaqiiqada, waxa kalana waa suurad ku baraysa jacaylka dhabta ah, jidkiisana ku gu duwaysa haddii aad sirta fahamtid 'qofkii caashaqa aqoonsada, naftiisa wuu halmaamaa, mar haddii uu gacaliyihiisa la joogana, wax dhiba uma uu arko haddii unuunka laga jaro,


Buuggaan oo aan markii labaad dib u turjumay waxa uu inoo sidaa laba sheeko, laba jacayl, amaba afar. Laba barbaar oo dhinac ah, laba barbaar oo dhinac kale ah, laba walaal oo dhan ah iyo laba saaxiib oo dhan kale ah. Macaan iyo kharaar, kul iyo qabow, guul iyo guuldarro, raf iyo raaxo, silic iyo  sareedo, iyo dareenno badan ayaa uu inoo sidaa, waxaana la gu xardhay erayo amakaag iyo ashqaraar leh oo ay isa ga dambeeyeen laba sheekh, laba suufi, laba suugaanyahan, laba daaci, laba qoraa, laba fiqi oo labaduba Kurdi ahaa. Waxaa markii hore i waday jacaylka afkeenna iyo hayaanka tanaadintiisa iyo macaanka sheekadaan sida ay ugu qalanto in ay dhitadiisa ka mid noqoto. Markaa hore waxaan horjeed ku mamman sheekadaan, markaan dambana waxaan islahaa ha kuu noqoto naqdiin afkeennana mar kale dhitadiisa sii kordhisa. Haddii ay tii hore tan ka macaan tahay waan ka cudurdaaranayaa, daliilna waxay iigu noqonaysaa in jacaylkii iyo mammaantii hore ay iga dhinteen, ruuxdayduna ay sii faaruqgaraacaysa. Haddii ay tani tii hore kaa la heer sarraysana, waxaan ku faraxsanahay in aanay ruuxdaydu wada hooban, sidii hore ka badanna aan sheekadaan ugu mammanahay, afkeennana aan weli ilmihiisii ahay.


Ka bogasho wacan iyo xulasho wanaagsan dhammaanteen.

Actriță & Poliglotă
EWA KASP pentru
Redă videoclipul
Ewa Kasp
Libristo are cea mai mare selecție de literatură în limbi străine. De aceea îmi cumpăr cărțile de aici.

Informații despre carte

Titlu complet Mam Iyo Siin
Limba somaleză
Legare Carte - Carte broșată
Data publicării 2024
Număr pagini 190
EAN 9798989732845
Codul Libristo 48057382
Editura Looh Press
Greutatea 245
Dimensiuni 140 x 216 x 11
Dăruiește această carte chiar astăzi
Este foarte ușor
1 Adaugă cartea în coș și selectează Livrează ca un cadou 2 Îți vom trimite un voucher în schimb 3 Cartea va ajunge direct la adresa destinatarului

Ar putea de asemenea, să te intereseze


Mathefreunde - Ausgabe Süd 2015 - 3. Schuljahr Kathrin Fiedler / Carte Carte broșată
common.buy 140.96 lei
Spider Invasion Paul Blum / Carte Carte broșată
common.buy 58.62 lei
Communicating with Myself Jacquelyn B Carr / Carte Carte broșată
common.buy 79.42 lei
Case Studies in Cultural Entrepreneurship Lynne A. Sessions / Carte Copertă tare
common.buy 584.57 lei
Self, Place, and Memory Sherry Ramrattan Smith / Carte Carte broșată
common.buy 122.35 lei
Survival Tails: The Titanic Katrina Charman / Carte Carte broșată
common.buy 38.77 lei
Case to Answer David Bevan / Carte Carte broșată
common.buy 163.63 lei

Logare

Conectare la contul de utilizator Încă nu ai un cont Libristo? Crează acum!

 
obligatoriu
obligatoriu

Nu ai un cont? Beneficii cu contul Libristo!

Datorită contului Libristo, vei avea totul sub control.

Creare cont Libristo
Consilier de cărți Libroamiko
Bună ziua, sunt Libroamiko, vă pot ajuta?