Nu se pretează? Nu contează! Puteți returna produsele în până la 30 de zile
Cu un voucher cadou nu veți da greș. În schimbul voucherului, destinatarul își poate alege orice din oferta noastră.
Până la 30 de zile pentru returnare
Turjumaadda Jus Tabaarig waa kitaabkii 2aad ee turjumaadda Quraanka kariimka ah. Waa juska 29aad ee kutubka, haddii laga soo tiriyo xagga Awalka, haddiise laga soo tiriyo xagga Aakhirka waa juska 2aad. Waxa uu ka koobanyahay 11 suuradood oo mid mooyaane wada Maki ah. Tirada aayaduhu waa 431 aayadood. Tirada ereyadu waa 2774 erey. Tirada xuruuftuna waa 11 070 xaraf oo Afcarabi ah. Waa daabiciddii 1aad. Turjumaaddani waa dhiganihii 40-aad ee magaca qoraaga ku soo baxa.